SONA oo ka qeybgashay shir caalami ah
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

SONA oo ka qeybgashay shir caalami ah

Caasimadda Azerbaijan ee Baku waxaa ka socda shir ay ka qayb galayaan ilaa 100 wakaaladood oo ay ku jirto wakaaladda wararka Soomaaliya ee SONNA.

Shirkan oo 3-dii sano mar la qabto,waa kii shanaad. Agaasimaha SONNA Abdurahman Al-Caddaala oo shirka ka qayb galaya ayaa cabdinuur Sheekh Axamed Isxaaq uga waramay ujeedada shirkan.