ciyatoyda ajnabiga oo ku soo badanaya magaalada Muqdisho
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ciyartoyda ajaanibta oo ku soo badanaya magaalada Muqdisho

Waxaa sanidihii ugu dambeeyay Horyaallada kubadda cagta ee Soomaaliya ku soo badanayay ciyaartoy iyo tababarayaal ajaanib ah oo ka kala yimid wadammada Afrika halkaasna u tegay inay xirfadooda ku ganacsadaan.

Taasi waxa ay sare u qaadday xiisaha iyo xamaasadda ciyaaraha horyaallada kala duwan ee Soomaaliya.

Haddaba qaar ka mid ah ciyaartoydaasi ayaa Muqdisho waxaa kula kulmay Maxamed Cumar Baakay, warbixintan ayuuna ka soo diray.