Dumar ku dibadbaxaya daafaha Caalamka oo Trump diidan

Dumar ku dibadbaxaya daafaha Caalamka ayaa waxa ay sheegayaan inay diidan yihiin madaxtinimada trump oo maanta ay xilka ugu horeyso.