Daawo saxafiyiin la soo taagay maxkamad ku taala dalka Turkiga

Daawo saxafiyiin la soo taagay maxkamad ku taala dalka Turkiga

17 qof oo isugu jira saxafiyiin iyo maamulayaal ka tirsan wargayska Cumhuriyet ee mucaaradka Turkiga ay leeyihiin ayaa isniintii maxkamad la soo taagay ,waxaana lagu soo oogay dacwad ah in ay gacan siinayeen urur argagixiso.