Waraysi: Shir bankiyada Islaamiga ahi ku leeyihiin Baxrayn
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waraysi: Shir bankiyada Islaamiga ahi ku leeyihiin Baxrayn

Ilaa 20 banki oo ah kuwa Islaamiga ah ee aan ribada ku shaqayn kuwooda ugu waaweyn ah, oo ka kala socda dunida Carabta iyo Muslinka ayaa shir ku leh magaalada Manaama ee dalka Baxrayn.

Bankiga Salaama Bank oo Djibouti laga leeyahay ayaa ka mid ah bankiyadaa ka qayb galaya shirkaas.

Agaasimha xidhiidhka bulshada ee Salaama Bank, Mustafa Maxamed Maax, ayaa ka mid ahaa saraakiisha ka socotay weftigaas ayaa weriyaha BBC-da Cabdinuur Sheekh Maxamed Isaxaaq uga waramay arimihii halkaa lagu lafa guray.