Fa’iidada ay Wajeer ka heshay maamul daadejinta Kenya
Fa’iidada ay Wajeer ka heshay maamul daadejinta Kenya
47 deegaan ee la sameeyay markii la ansixiyay dastuurka hadda ee Kenya, ayaa madaxdooda waxa ay si toos ah dowladda dhexe kala wareegeen dhaqaalaha horumarinta ee deegaan kasta loogu talagalay.
Hadaba maxaa laga faa'iiday maamulka hoos loo daadejiyay?
Deegaanka Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari waxa uu ka mid yahay deegaanada dhifka ah ee ka faa'iiday maamullada la dhaadhiciyay, oo waxaa markii ugu horreysay laga sameeyay waddooyin laami ah, ceelal bandanna waa laga qoday.
Weriyaha BBC-da Ciise Xaaji Cabdille ayaa dhawaan booqday deegaanka Wajeer, warbixintan ayuuna ka soo diyaariyay.