Sawirro : Tartan markii ugu horeysey noociisa oo kale lagu qabto Muqdisho

Tartanka Legdenka ayaa loogu talogalay in lagu muujiyo xasiloonida ka jirta caasimadda

Qoraalka sawirka,

Garsoore ayaa dhexdhexaadinaya ciyaarta

Qoraalka sawirka,

Daawadayaasha ayaa aad ugu faraxsan tartanka

Qoraalka sawirka,

Waa tartankii ugu horeeyey oo noociisa oo kale ah

Qoraalka sawirka,

16 tartame oo ka kala socda degmooyinka ayaa ka qeybgalaya tartanka

Qoraalka sawirka,

Qaar ka mid ah dhalinyaradii usoo daawasho tagtay

Qoraalka sawirka,

Dhalinyaro badan ayaa usoo daawasho tagay tartanka

Qoraalka sawirka,

Waxaa loogu magac daray Muuqaalka Caasimadda

Qoraalka sawirka,

Waa markii koowaad oo tartanka oo kale lagu qabto Muqdisho

Qoraalka sawirka,

Tartamayaasha waxa ay ka koobanyihiin tabobarayaasha goobaha jirdhiska Muqdisho

Qoraalka sawirka,

Qofka gacantiisa miiska la taabsiiyo ayaa laga reeyey

Qoraalka sawirka,

Guuleystaha Tartanka hardanka gacanta