Garaad ku gacan saydhay heshiiskii Somaliland iyo maamulka Khaatumo
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Garaad ku gacan saydhay heshiiskii Somaliland iyo maamulka Khaatumo

Magaalada Buuhoodle waxaa maanta ka dhacay mudaharaad lagaga soo horjeedo heshiiskii ay dhowaan kala saxeexdeen Somaliland iyo madaxda Khaatumo.

Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe oo ka mid ah cuqaasha deegaankaas ayaa BBC-da u sheegay in aanay ku qanacsanayn heshiiskaa. Garaadku waxa uu u waramay Cabdirisaaq Xaaji Catoosh.