Dhallinyaro Somaliland oo u ololeeyo midnimada dadka xiligan doorashada
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dhallinyaro Somaliland oo u ololeeyo midnimada dadka xiligan doorashada

iyadoo ololaha doorashada madaxtinimada ee jamhuuriyada iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland uu marayo heer gebogebo ayaa waxaa jira koox dhallinyaro mutadawiciin ah oo taageerayaasha saddexda xisbi ee ku tartamaya doorashada u soo jeediya fariimo ay ku gubaabinayaan in la iska dhawro wixii tafaraaruq u keenaya bulshada dhexdeeda . Dhalinyarada adeegsato baraha bulshada waxaa ka mid ah Axmed Cali Diiriye oo u waramay weriyaha BBC-da ee Hargeysa Axmed Saciid Cige.