Dhul loogu deeqay qurba joogta Puntland
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Duqa magaalada Garoowe oo dhul oogu deeqay qurba joogta Puntland

Maamulka dowladda hoose ee magaalada Garowe ayaa qurba joog Soomaaliyeed Ku wareejiyay dhul cabirkiiisu yahay 2 kilomitir oo dheerar ah iyo 1.5 oo balac ah ,waxaa ay arintaan ka dambeeysay kadib dalab ka yimid qurba joog sheegtay inay maal gashanayaaan Puntland, ayna kasoo guuri doonaan meelihii ay horay ugu haajireen.

Duqa magaalada Puntland ee Garowe Xasan Mahamad Ciise (Xasan Goodir) ayaa haddabo arrintani uga warramay weriye Axmad Cawil .