Maxay soo kordhin kartaa xayiraada  lagu soo rogay Yemen
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maxay soo kordhin kartaa xayiraada lagu soo rogay Yemen

Xulafada uu hogaaminayo Sacuuudigu ee dalka Yaman ayaa sheegaya in ay xireen hawada, dhulka iyio badda dalka Yamen.

Tallaabadan ayaa Sacuuudigu uga jawaabayaa gantaal ay mucaaradka Xuutiyiinta Yeman ay la beegsadeen magaalada Riyad ee caasimada Sacudi Carabiya.

Sacuudiga oo taageera xukuumada Yeman ee dagaalka kula jirta Xuutiyiinta ayaa ku eedeysay Iran in ay ka dambeyso gantaalkan lagu soo tuuray, hase yeeshee Iiraan waa ay beenisay.

Haddaba, xayiraadan ayaanu ka wareysanay Dr Xasan Al-Basri oo ah cilmi baare ka tirsan jaamacada Axqaaf ee dalka Yamen, kana faalooda arrimaha wadamada Carabta iyo Islaamka, Fardowsa Maxamed ayuu u waramay