Maxaa ka hortaagan in haweenka Somaliland ay ka qeyb galaan doorashada madaxtinimada?
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maxaa ka hortaagan in haweenka Somaliland ay ka qeyb galaan doorashada madaxtinimada?

Iyadoo haddabo dhowr maalin un ay ka harsantahay doorashada madaxtinimada ee Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland ayaa codbixiyeyaasha ugu badan ee Somalialnd waxaa la sheegay inay yihiin dumarka, balse aana kamid aheyn musharixiinta ka qeyb galaya doorashada.

Haddabo Weriyah BBC-da Bashkash Jugsoo dhacay oo ku sugan magaalada Hargeysa ayaa dood ku saabsan doorka dumarka Somaliland ee arrimaha siyaasadda wuxuu u qabtay qaar kamid ah haweenka magaalada Hargeysa.