Waraysi: Waa kuma madaxweynaha cusub ee Zimbabwe
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waraysi: Waa kuma madaxweynaha cusub ee Zimbabwe

Waxa socda diyaar garowga xafladda lagu dhaarinayo madaxweynaha cusub ee Zimbabwe, Emmerson Mnangagwa oo maanta oo Jimce ah lagu caleema saarayo magaalada Harare ee dalkaas.

Isagoo markii uu ku soo noqday dalka la hadlayey dadka dalkaas ayaa waxa uu ugu mahadnaqay taageerada ay u muujiyeen. Waxaanu intaa ku daray in dhawaaqii dadka reer Zimbabwe dunida iyo dalkuba maqleen. Ismaaciil Maxamed Jaamac oo degan magaalada Haraare ayaa diyaar garawgaa socda iyo ka uu yahay Mnangagwa uga waramay Axmednagaashe.