Soomaaliya oo ka qeyb gashay shirka dalxiiska adduunka
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Soomaaliya oo ka qeyb gashay shirka dalxiiska adduunka

Magaalada Muscat ee wadanka Cumaan ayaa waxaa maanta ka furmaya shir ku saabsan sidii loo horumarin lahaa dhaqanka iyo dalxiiska adduunka.

Shirkan ayaa waxaa soo qaban qaabisay hey'adda dalxiiska adduunka , waxaana Soomaaliya uga qeyb galay wafdi uu hogaaminayo wasiirka warfaafinta ee Soomaaliya Cabdiraxman Cumar Osman Yarisow oo khadka taleefonka ee Muscat ugu warramay Bashir Maxamed Caato

Mowduucyada la xiriira