Qabanqaabada xafladda dhaarinta madaxweynaha Somalialnd
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Qabanqaabada xafladda dhaarinta madaxweynaha Somalialnd

Magaalada Hargeysa, waxaa si xoog leh uga socota qabanqaabada xafladda xilwareejinta iyo dhaarinta Madaxweynaha dhowaan la doortay ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu xilka kala wareegyo madaxweynaha xilka wareejinya Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo.

Xafladaasi oo lagu wado inay dhacdo maalinta berito ee 13-ka December , ayaa qaabka xil wareejinta waxaanu ka wareysanany gudoomiyaha guddiga qabanqaabada xafladda ahna wasiirka Arimaha dibedda ee Somaliland Dr; Sacad Cali Shire, wuxuuna u waramay Axmed Saciid Cige.

Mowduucyada la xiriira