Maxaa lagaga hadlayaa shirweynaha xisbiga Zanu PF?
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maxaa lagaga hadlayaa shirweynaha xisbiga Zanu PF?

Dalka Zimbabawe waxaa maanta la filayaa in uu ka qabsoomo shirweynaha golaha sare ee Xisbiga talada haya ee Zanu PF, kaddib markii uu isbedel ku yimid hogaanka sare ee dalka Zimbabawe.

Shirweynahan ayaa waxaa uu nqoqonayaa kii ugu horeeyay ee ay yeshaan saraakiish sarsare ee xisbiga, waxaana la filayaa in diiradda lagu saaro sidii qorshe cusub loogu dejin lahaa nidaamkan cusub iyo qorshaha xisbiga ee ku aadan doorashad sannadka dambe.

Haddabo kullankan xisbiga Zanu PF iyo waxa laga fili karo ayaan ka wareysaty Ismaaciil Maxamed Jaamac oo ah Soomaali degan magaalada Harare ee dalkaasi.

Mowduucyada la xiriira