Shir ku saabsan ka hotagga gudniinka fircooniga oo lagu soo gabagabeeyay Puntland
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Shir ku saabsan ka hortagga gudniinka fircooniga oo lagu soo gabagabeeyay Puntland

Wasaaradda arrimaha haweenka ee Puntland ayaa soo gabagabeesay shir socday muddo todoodbaad oo ay la yeelaneysay cullimada iyo weriyeyaasha.

Kullanka ayaa waxaa la sheegay in looga gollahaa sidii bulshada looga dhaadhicin lahaa khatar ay leedahay gudniinka fircooniga.

Haddaba weriye Axmed Cawil ayaa arrintan ka waraystay Ifraax Axmed oo ah gabar u ololeysa ka hortagga gudniinka fircooniag.

Mowduucyada la xiriira