Gabar guulo ka gaartay horumarinta qoyskeeda
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Gabar guulo ka gaartay horumarinta qoyskeeda

Nimco Cali Daahir waa gabar Soomaaliyeed oo kunool dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya, waxaa ayna ka mid noqotay dumarka tusaalaha u noqon kara haweeen badan, kadib markii isbedel ay ku sameysa nolosha qoyskeeda.

Nimco ayaa waxaa ay imika kaxeysaa cagacagafta oo ay ku falato beeraha.

Haddabo waxaa ku dhaliyay arrintan iyo shaqooyinka kale ee ay qabato ayay uga warranaty weriye Cabdinaasir Sheekh Maxamed Xikam

Mowduucyada la xiriira