Somaliland oo diiday in Muqdisho laga maamulo hawada Soomaaliya
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Somaliland oo diiday in Muqdisho laga maamulo hawada Soomaaliya

Jamhuuriyadda iskeed madaxbannaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland oo diiday in Muqdisho laga maamulo hawada Soomaaliya. Maareeyaha hay'adda duulista iyo madaarrada Somaliland Cabdi Maxamed Rodol ayaa BBC Somali uga warramay sababta ay u diidan yihiin

Mowduucyada la xiriira