Qabow ba'an oo laga soo sheegayo magaalooyinka waaweyn ee Somaliland
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Qabow ba'an oo laga soo sheegayo magaalooyinka waaweyn ee Somaliland

Magaalada Hargeysa iyo magaalooyin kale ee jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somalialnd waxaa maalmahan danbe dadweynuhu aad uga cabanayaan qabow xad dhaaf ah oo aan horay loo arag. Qabowga Hargeysa waxaa uu gaadhay xilliyada qaar heerkulka 8 derejo ,halkii uu caadiyan ahaa 27.

Haddaba weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayaa dadweynaha qaarkood siiba dadka danyarta ah ee qabowgu aad u saameeyay shaqadooda weydiiyay qabowga maalmahan danbe siday u arkaan.

Mowduucyada la xiriira