Shirkii waxbarashada sanadlaha Puntland oo Garoowe ka furmay
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Shirkii waxbarashada sanadlaha Puntland oo Garoowe ka furmay

Magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland ayaa lagu qabtay kulan sannadkiiba mar la qabto oo lagu qaada dhigo heerka waxbarashada ee deegaannada Puntland.

Sannadkan waxaa kale oo qayb galay wakiillo ka socday maamul goboleedyada kale ee dalka, waxaana kulankani qabsoomayaa iyadoo ay la hadal hayey arday badan oo ku dhacay imtixaankii dugsiga dhexe ee sannadkii hore.

Faarax Lamaane ayaa arrimaha shirkaas ka waraystay wasiirka waxbarashada ee Puntland Abshir Aw Yuusuf Ciise.

Mowduucyada la xiriira