Senegal: Roodhida laga dhaxlay Faransiiska
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Senegal: Roodhida laga dhaxlay Faransiiska

Dhaqanka noqoday dhaxalkii uu gumaystihii Faransiisku kaga tagey dalka Senegal waxa ka mid ah roodhida ama furinka dhaadheer ee faransiiska ee loo yaqaan (BAGEET). Malaayiin xabbo oo roodhidaas ah ayaa maalin kasta laga cunaa Senegal.

Tan iyo 1980kii xukuumadda dalkaasi waxay dhiiri galinaysay in la isticmaalo dalagyada gudaha ka baxa ee galleyda iyo qamadiga ee laga sameeyo daqiiqda roodhida laga dubo. Mashruuc cusb oo haddaba arrintaas lagu sii amba qaadayo ayaa waxaa imika maal galinaya baanka adduunka. Leyla Adjovi ayaa warbixintan ka soo dirtay Dakar. Suhayba Maxamed Badqas ayaa soo jeedinaysa.

Mowduucyada la xiriira