Akshay Kumar oo ka hadlay xaaladda Soomaaliya iyo filmka cusub ee Padman
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Akshay Kumar oo ka hadlay xaaladda Soomaaliya iyo filmka cusub ee Padman

Jilaaga Caanka ah ee dhanka filimada ee wadanka Hindiya, Akshay Kumar oo wareysi gaar ah siiyay la’aanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa waxaa uu ka warramay filmkiisa cusub ee Padman, ee uu kaga hadlayo baahida loo qabo in dumarka dalka Hindiya ay helaan suufka xiliga caadada dumarka, iyo walibana waxa uu ka ogyahay Soomaalida daawato aflantiisa iyo xaaalada guud ee Soomaaliya.

Haddabo weriyaha BBC-da Bashir Maxamed Caato ayaa waxaa uu khadka taleefonka ee magaaada Mumbai ee dalka Hindiya kula xiriiray Akshay Kumar oo uu weydiiyay waxa ku dhaliyay inuu sameeyo filmkan Padman?

Mowduucyada la xiriira