Fannaanadda Canab Diiriye oo ka hadashay xaaladda fanka Soomaalida
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Fannaanadda Canab Diiriye oo ka hadashay xaaladda fanka Soomaalida

Fanaaniin badan oo caan ah ayaa beryahan danbe waxay u bayreen xaggaa wacyigelinta dadweynaha iyagoo riwaayado gaagaaban, majaajilo iyo heesaba ku soo bandhiga fariimaha ay u gudbinayaan bulshada, waxaana fannaaniintaasi ka mid ah Canab Diiriyee ileeye oo muddo dheer ku soo jirtay fanka.

Canab Diiriyee ayaa xaaladda fanka Soomaalida ee xilligan iyo guud ahaan taariikhda fankeeda waxay uga warantay weriyaha BBC-da ee Hargeysa, Axmed Saciid Cige.