Falanqayn: Is casilaadda Jacob Zuma
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Falanqayn: Is casilaadda Jacob Zuma

Xisbiga haya talada waddanka Koonfur Afrika ee ANC ayaa waxa uu soo dhaweeyay iscasilaaddii uu xalay saq dhexe ku dhawaaqay Madaxweyne Jacob Zuma.

Dhanka kale si aannu u falanqeyno is casilaadda Zuma ayaa waxaannu la xiriirnay Caamir Sheekh Xuseen oo ah aqoonyahan deggan Koonfur Afrika, waxaa khadka taleefanka ku wareystay Cabdifitaax Ibraahim Cagayare oo marka hore waydiiyay, in qaabka ay ku timid iscasilaadda Zuma, ay aheyd middii la filayay?

Mowduucyada la xiriira