Daawo: Duqeyn ay dad badan ku dhinteen oo ka dhacday Suuriya
Daawo: Duqeyn ay dad badan ku dhinteen oo ka dhacday Suuriya
Tirada dhimashada ee duqaynta Suuriya ee magaalada Ghouta ayaa la sheegayaa inay gaartay 250 qof maalmihii u dambeeyey, Qaramada Midoobay ayaana ku tilmaantay masiibo.
Ololeeyayaasha Suuriya ayaa ku tilmaamay dagaalkan kii ugu ba'naa ee dhaca ilaa sanadkii 2013-kii