Maanso ku saabsan dhibaatada ubadka ay ku hayaan hooyooyinka
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maanso ku saabsan dhibaatada ubadka ay ku hayaan hooyooyinka

Magaalooyinka waaweyn ee Soomaalida waxa jirta in dhalinyaradu ay dhibaataysa bulshada, kuwaa oo marka ciidammada booliisku raadiyana dhuunta ama baxsada, waxana inta badan ay keentaa in waalidku, gaar ahaan hooyada lasoo xiro.

Haddabo Ridwaan oo ku magac dheer Hilowle ayaa sameeyay maanso uu ku cabirayo sida uu uga xunyahay dhibaatada wiilashu ay ku hayaan hooyooyinka.

Cabdillahi jaamac oo Hargeysa jooga ayaa hilowle weydiiyay waxa ay qisadani ku saabsan tahay.