Madaxweynaha Gas oo BBC-da uga warramay matalaada dumarka Puntland ee dhanka siyaasadda
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Madaxweynaha Gas oo BBC-da uga warramay matalaada dumarka Puntland ee dhanka siyaasadda

Iyadoo maanta dunida laga xusayo maalinta haweenka ayaa BBC-du waxaa wareysi la yeelatay madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Cali Gaas oo inooga warramay doorka dumarka Puntland ee dhanka siyaasadda, maadaama Puntland ay kamid tahay meelaha ugu liidato marka ay timaado matalaada dumarka ee dhanka siyaasadda.

Madaxweyne Gaas waxaa uu magaalada Garoowe ugu warramay Bushra Nuur Maxamed.

Mowduucyada la xiriira