Sheybaarkii ugu horeeyay ee lagu baaro hida sidaha oo laga furay Soomaaliya
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Sheybaarkii ugu horeeyay ee lagu baaro hida sidaha oo laga furay Soomaaliya

Soomaaliya, gaar ahaan Puntland waxaa markii ugu horeesay laga hirgeliyay sheybaar loogu talo galay baaritaanada hida sidaha ama dheecaanka DNA-ga, kaasi oo la filayo inuu gacan ka geysto soo afjarida amaba baaritaanada la xiriira kufsiga.

Dadka u dhaqdhaqaaqa arrimaha dumarka ayaa aaminsan in kufsiga uu noqday dhibaato marwalba la qariyo oo aanan la sheegin.

Bushra Nuur Maxamed ayaa haddaba booqatay sheybarkaasi oo ku yaala magaalada Garowe, warbixintan ayay na inooga soo dirtay.

Mowduucyada la xiriira