Maxaa laga fili karaa booqashada dhaxal sugaha Sacuugiga uu ku tegay Britain
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maxaa laga fili karaa booqashada dhaxal sugaha Sacuugiga uu ku tegay Britain?

Dhaxal sugaha Sacuugiga Maxamed bin salmaan ayaa maanta soo gebagabeeynayo booqasho saddex maalmood ah oo uu ku joogo magaalada London ee dalka Ingiriiska.

Maxamed bin salmaan ayaa sidoo kale maanta lagu wadaa inuu la kulmo xoghaya difaaca ee Britain, Gavin Williamson, xili Sacuudiga lagu eedeynayo inuu hormuud ka yahay dagaalka Yemen.

Haddaba waxa booqashadan laga fili karo ayaa weriyaha BBC-da Bashir Maxamed Caato waxaa uu ka wareystay Axmed Tiir oo ka faalooda arrimaha bariga dhexe.

Mowduucyada la xiriira