Dowladda Soomaaliya oo walaaca ay ka qabto heshiiskii Berbera u gudbisay jaamacdda Carabta
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dowladda Soomaaliya oo walaaca ay ka qabto heshiiskii Berbera u gudbisay jaamacdda Carabta

Iyadoo baryahan ba ay taagneyd dooda ku saabsan heshiiska dekedda Berbera ee Somaliland iyo shirkadda DP world ee fadhigeedu yahay dalka Imaraadka ayaa dowladda Soomaaliya waxaa ay ashtako ka dhan ah heshiiskaasi ay u gudbisay ururka jaamacadda carabta oo kullan ku yeeshay magaalada Qaahira ee dalka Masar.

Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad ayaa waxaa uu khadka taleefoonka ugu warramay weriyaha BBC-da Bashir Maxamed Caato.

Mowduucyada la xiriira