Media Player
.
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan
10.03.2018

Dowladda Soomaaliya oo walaaca ay ka qabto heshiiskii Berbera u gudbisay jaamacdda Carabta

Iyadoo baryahan ba ay taagneyd dooda ku saabsan heshiiska dekedda Berbera ee Somaliland iyo shirkadda DP world ee fadhigeedu yahay dalka Imaraadka ayaa dowladda Soomaaliya waxaa ay ashtako ka dhan ah heshiiskaasi ay u gudbisay ururka jaamacadda carabta