Heshiiska Uhuru iyo Raila muxuu ka bedeli karaa xaaladda siyaasadeed ee Kenya?
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Heshiiska Uhuru iyo Raila muxuu ka bedeli karaa xaaladda siyaasadeed ee Kenya?

Iyadoo shalay Madaxwaynaha dalka Kenya iyo hogaamiyaha mucaaradka ay balanqaadeen geedi socodka dib u heshiisiinta ayaa dhanka kale waxaa aad loo hadal hayaa heshiiska siyaasadeed ee ay labada dhinac gaari karaan.

Uhuru Kenyatta iyo Raila Odinga ayaa markii ugu horeesay tan iyo intii ay dhaceen doorashooyinkii Kenya si wadajir ah ula hadlay saxaafada.

Haddaba suurtagalnimada ah in labada dhinac ay garaan heshiis siyaasadeed iyo kullankooda uu ka bedeli karo xaaladda siyaasdaeed ee kenya ayaanu ka wareysanay Pr. Cabdiwaaab Sheekh Cabdisamad oo ka faalooda arrimaha gobolka, wuxuuna u warramay Axmed Badar.

Mowduucyada la xiriira