Dib u habeyn lagu sameeyay saraakiisha milateriga Soomaaliya
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dib u habeyn lagu sameeyay saraakiisha milateriga Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay dib u habeyn ku sameesay saraakiisha ciidammada milateriga Soomaaliya, taasi oo ay dowladdu sheegtay inay qeyb ka tahay qorsha cusub ee lagu wajahayo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Wasiirka gasndhiga ee Soomaaliya ayaa waxaa uu BBC-da u sheegay in la dhimay saraakiisha ciidammada.

Haddaba dib u habeynta iyo waxa ay ku qotanto ayaa weriyaha BBC-da Bashir Maxamed Caato waxaa uu ka wareystay wasiirka gashandhiga ee Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.

Mowduucyada la xiriira