Dumar horumar ka gaaray dhaqashada xoolaha iyo wax soo saarka beeraha
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dumar horumar ka gaaray dhaqashada xoolaha iyo wax soo saarka beeraha

Dumar danyar ahaan jiray oo ku nool magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa waxaa ay sameysteen urur ay ugu magac dareen ururka Iskaashatada xoolo dhaqatada iyo Beeraleyda ee Najma, taasi oo wax weyn ka badashay nooloshooda.

Gudoomiyaha iskaashatadaasi Maryam Yusuf Xuseen ayaa haddaba waxtarka ururkani uga warantay weriyaha BBC-da ee Jigjiga Cabdinaasir Sheekh Maxamed Xikam.

Maryan Yuusuf Xuseen waa Gudoomiyaha Iskaashatada xoolo dhaqato Beeraleeyda ee Najma waxayna kawaramaysaa isbadalka nololeed ee qoyskeeda kuyim kadib markii ayaga oo danyar ah ay iskaashatadan samaysteen iyada iyo dumarbadani

Mowduucyada la xiriira