Nidaamka bullaacadaha Nairobi oo wax laga qabanayo
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Nidaamka bullaacadaha Nairobi oo wax laga qabanayo

Xilliyada roobka ayaa magaalada Nairobi ee caasimadda waddanka Kenya waxaa laga dareemaa dhibaatooyin saameyn ku yeeshay isu socodka gaadidka iyo dadweynaha.

Dhibaatadan ayaa loo aanaynayaa inay salka ku hayso magaalada oo aanan markii horaba loo sameyn buulaacado ku habboon oo biyaha dhinac u dhaafiya. Dowladda Hoose ee magaalada Nairobi ayaa waxay sheegaysaa inay isku dayayso inay wax ka qabato dhibaatooyinkaasi.

Haddaba waxaannu umuurtan ka wareysannay madaxa waddooyinka ee Dowladda Hoose ee Nairobi, Maxamuud Axmed Dhaqane, oo u warramay weriyaha BBC-da Bashkas Jugsoodhacay.

Mowduucyada la xiriira