Xafiiska anshaxa iyo ka hortaga dhaqamada xunxun eeJigjiga oo BBC booqatay
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xafiiska anshaxa iyo ka hortaga dhaqamada xunxun eeJigjiga oo BBC booqatay

Xafiiska waxbarashada ee dawlad deegaanka Soomaalida Ethiopia, ayaa waxauu leeyahay qaybta anshaxa iyo ka hortaggaa dhaqannada xunxun. Xafiiskaas waxa agaasime ka ah Farxiya Cabdilaahi Khaliif oo sida uu u shaqeeyo iyo dhibaatooyinka ka jira dugsiga waxbarashada uga warantay weriyaha BBC-da Cabdinaasir Sheekh Maxamed Xikam oo kula kulmay magaalada Jigjiga.