Aadan Barre: Dowladda Soomaaliya nagama dalban inaan baajino shirka
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Aadan Barre oo u warramay BBC-da

Dawladda Kenya ayaa maanta joojisay inuu qabsoomo isu imaatin la filayey inuu ka dhaco magaalada Nairobi, kaasoo uu ka hadli lahaa siyaasiga C/raxmaan C/shakuur. Arrintaas waxaa BBC u xqiijiyey hogaamiyaha aqlabiyadda baarlaamaanka Kenya ee ka tirsan xisbul xaakimka talada haya Aadan Barre Ducaale. Weriyaha BBC-da Faarax Lamaane ayuu u warramay