Sidee sharcigu dhigayaa in xilka looga qaadi karo gudoomiyaha Maxkamadda Sare
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Sidee sharcigu dhigayaa in xilka looga qaadi karo gudoomiyaha Maxkamadda Sare

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya, Ibraahin Iidle Saleebaan, oo madaxweyne Farmaajo shalay xilka ka qaaday ayaa xil ka qaadistiisa ku tilmaamay mid aan waafaqsaneyn sharciga, waxaana uu intaa ku daray in uu isagu weli yahay gudoomiyaha saxda ee Maxkamadda Sare.

Haddabo sax ahaanshaha xil ka qaadistiisa ayaa Bashiir Maxamed Caato waxa uu wax ka weydiiyay Garyaqaan Sakariye Yuusuf oo katirsan hay'adda International Crisis Group.