Dhalinyaro isu xilqaamay afurinta dad lixaadkoodu kala dhimanyahay
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dhalinyaro isu xilqaamay afurinta dad lixaadkoodu kala dhimanyahay

Dhalinyaro Soomaali ah oo kala jooga dunida daafaheeda ayaa iska uruuriyay lacag ay ugu talo galeen inay ku afuriyaan dadka ku sugan xeryaha barakacayaasha ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan dadka lixadkoodu kala dhimanyahay.

Dhalinyaradan ayaa waxaa ay shegeen in ula jeedada arrintan ay tahay sidii loo garab istaagi lahaa dadkan masaakiinta bishan Ramadhaan.

Haddaba guddoomiyaha barnaamijkan Maxammed Cali oo ku sugan magaalada Toronta ee dalka Canada ayaa arrintan ugu warramay Kowsar Maxammed.