Wasaaradda waxbarashada ee dalka Itobiya oo ku dhawaaqday sharci lagu mideynayo manhajka waxbarashada
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wasaaradda waxbarashada ee dalka Itobiya oo ku dhawaaqday sharci lagu mideynayo manhajka

Wasaaradda waxbarashada Itoobiya ayaa ku dhawaaqday iney diyaarineyso sharci lagu mideynayo manhajka waxbarashada jaamacadaha dowladda dalka.

Sharcigaasi oo filayo inuu si weyn wax uga qabto taya waxbarashada jaamacadaha qaarkood ee liidatay iney kor u soo qaaddo.

C/naasir Xikam ayaan ka wareysanay wuxuuna khadka taleefanka uu ugu warramay C/raxmaan Xaaji Caddoow