Waa sidee noolasha qaxootigii dib ugu laabtay Soomaaliya?
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waa sidee noolasha qaxootigii dib ugu laabtay Soomaaliya?

Todobaadkan waxan bilownay warbixino taxane ah oo ka hadlaya xaaladda qoxootiga Soomaaliyeed ee dib ugu laabtay dalka gudihiisa kuwaas oo si iskood ah u doortay inay ka baxaan xerooyinkii qoxootiga ee dalalka jaarka ah.

Meelaha ugu badan ee qoxootigu ku laabtay waxa kamid ah deegaanada Jubaland oo ay ka bilaabeen nolol cusub iyagoo caawin ka helaya maamulka iyo hay'adaha samafalka.Weriyaha BBC-da Ibrahim Maxamad Aden oo maalmahan safar shaqo ku joogay magaalada Kismaayo ayaa warbixintan ku eegaya qaar kamid ah dhalinayarada soo laabtay oo ka shaqeeya dhismaha guryaha.

Mowduucyada la xiriira