Faaqidaadda ciyaaraha
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waraysi lagu faaqidayo Tartanka Horyaalka Ingiriiska ee furmaya

Waxaa maalinkii shalay ahaa xidhmay suuqii la kala iibsiga ciyaartoyga ee dalka Ingiriiska, intuu suuqu xaamiga ahaana waxa lala kala wareegay ciyaartoy badan oo koox waliba halka ku bannaan ay iskaga buuxinaysay.

Maanta oo Jimce ah na waxa bilaabanaya tartanka horyaalka Ingriiska ee loo yaqaan English Premirier League, ciyaarta furitaankana waxa gorrodda isku dari doona kooxaha Manchester United iyo Liecester City. Hadba arimahaas iyo xiisaha iyo xallada laga filan karo tartanka cusub ee horyaalka Ingiriiska waxa falanqaynaya Maxamed Maxamuud Daysane oo u waramaya Axmed Mursal.