Dowladda Soomaaliya oo heshiisyo dhowr ah Mareykanka kula saxiixatay hay’ado kala duwan
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Soomaaliya oo heshiisyo Mareykanka kula saxiixatay hay’ado kala duwan

Dalka Mareykanka oo uu ka socdo shirka sannadlaha ee golaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa soomaaliya waxaa ku metelaya wasiirka arrimaha dibadda.

Wasiirka ayaa intii uu halkaasi joogay magaalada New York waxaa uu heshiisyo dhowr ah ay kala saxiixdeen hey'addo qaar laga leeyahay dalka Qatar.

Haddaba heshiisyadii ay kala saxiixdeen hey'adahaasi iyo waxyaabaha iyo waxtarka ay leeyihiin ayaa weriyaha BBC-da Bashiir Maxamed Caato waxaa uu wax ka weydiiyay wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo kahdka taleefonka ee Mareykanka ugu warramay.

Mowduucyada la xiriira