Cudurka Autisim-ka oo dhibaato ku hayo soomaalida ku nool Minnesota
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Cudurka Autisim-ka oo dhibaato ku haya soomaalida ku nool Minnesota

Xanuunka Autisim-ka ayaa ah mid waxyeello u geysta koritaanka Maskaxda Carruurta , Cilmi baaris ay sameeyeen jaamacadda Minnesota sannadkii 2015-kii ayay ku sheegtay in uu aad ugu badan yahay caruurta Soomaalida ee Minnesota ku dhalatay, iyadoo raacisay in 32-dii ilmood ba inuu mid qabo xanuunkaan.

Dadaallada Soomaalida ay ku bixinayaan daryeelida ilmahaas ayaa waxaa ka mid ah xarun lagu hayo caruurtaasi oo gabar soomaali ah ka hirgalisay gobolkaas,

Warbaxin xaruntaasi ku saabsan iyo baahida keentay & dareenka waalidiinta ilmaha qaba xanuunkan inoo diyaariyey oo minesota ka soo diray wariyaha iyaga Siyad Saciid Salah.

Mowduucyada la xiriira