Siyaasiyiinta Saluugsan siyaasadda Deegaanka Soomaalida oo dalbaday inuu mDaxweyne Mustafe iscasilo
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Siyaasiyiinta saluugsan siyaasadda Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya oo dalbaday inuu Madaxweyne Mustafe iscasilo

Waxayna siyaasiyiinta saluugsan siyaasadda deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya ay sheegeen "inuu deegaanka uu ka jiro musuq baahsan isla-markaana xukumaddi CAbdi MAxamuud Cumar lix bilood musuqi ay ku gartay ay xukumadda hadda jirto 6 bilood ku gaartay"