Colaadda u dhaxeysay Soomaalida iyo Oromada oo diridhaba markale ka soo cusboonaatay
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Colaadda u dhaxeysay Soomaalida iyo Oromada oo Diridhaba markale ka soo cusboonaatay

Colaadda u dhaxeysay Soomaalida iyo Oromada ayaa xalay markale ka soo cusboonaatay magaalada Diridhaba. Suldaan Cabdi Catooshe (indhayare) oo BBC-da u warramay ayaa sheegay in dagaalka Soomaalida iyo Oromada ka soo cusboonaaday ee ku dhex maraya Magaalada Diridhaba ay cid seddexaad oo aan la garaneyn ay ka dambeyso.

Wuxuuna sheegay ka oday ahaan inuu Soomaalida iyo Oromadaba uu ugu baaqayo iney ka shaqeeyaan sidi nabad loo heli lahaa maadaamaa ay colaad cidna dan ugu jirin.

Wareysiga Suldaan Cabdi Catooshe (indhayare) ayy BBC-du la yeelatay halkan ka dhageyso.