Maxaa sabab u ah madaxweynayaal hal waddan ka wada jira?
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maxaa sabab u ah madaxweynayaal hal waddan ka wada jira?

Sida uu dhigayo dastuurka Soomaaliya qodobkiisa 48, farqadiisa (b), waxaa lagu qoray dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah, arrintaas oo dad badan ay saluugsan yihiin.

Balse dastuurka kuma xusna waxa loogu yeerayo qofka hoggaaamiye ka noqdo maamul goboleed. Haddaba Abukaate Sakariye Yuusuf oo ka mid ahaa dadkii talada ka dhiigtay dastuurka qabyo qoraalka ah ayaa sharaxaya sababta iyo meesha ay arrimahan ka yimaadeen.

Mowduucyada la xiriira