Soomaaliya oo heshiis la gashay shirkadaha shidaalka ee Shell iyo Exxon Mobil
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Soomaaliya oo heshiis la gashay shirkadaha shidaalka ee Shell iyo Exxon Mobil

Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka Soomaaliya ayaa heshiis ay dalka dib ugu soo laabanayaan waxay la saxiixatay shirkadaha Shell iyo Exxon Mobil. Shirkadahan ayaa dalka ka maqnaa ku dhawaad 30 sannadood waxaanay dalka uga baxeen xaaladihii amni ee ka jiray.

Soomaaliya ayaa lagu tiriyaa dalalka leh shidaalka hasayeeshee ilaa iyo haatan laguma guulaysan qodista hal ceel, caqabadahana waxaa ka mid ah ammaanka oo liita awgii. Ha

Waxaa studio-yahayaga nagu soo booqday wasiir ku-xugeenka Macdanta Iyo Batroolka Soomaaliya, Maxamuud Cabdikaadir Hilaal oo u waramay Xasan Sheekh Cumar.