Baaritaan ay samaysay BBC oo lagu ogaaday macalimiin faro xumeeya ardaydooda
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Baaritaan ay samaysay BBC oo lagu ogaaday macalimiin faro xumeeya ardaydooda

Barnaamijka dabogalka BBC-da ee Afrika Eye ayaa muuqaalo qarsoodi ah ka duubay macalimiin jaamacadeed oo faroxumeyn kula kacaya gabdho arday ah. Arrintan waxay ka dhacday jaamacada ku yaalla galbeedka Afrika